TikTok oo barteeda ka baabi’isay cinwaano ka badan todoba Milyan & sababtaka dambeysa

Maamulka TikTok ayaa bartaas ka saaray ku dhowaad 7.3 milyan oo cinwaan oo ay lahaayeen carruur da’doodu ka yartahay 13 sano jir sida ay ku sheegtay War ay soo saartay. TikTok ayaa intaas ku dartay inay ku qiyaastay cinwaanadaas in ka yar 1% marka la barbardhigo tirada guud ee isticmaaasha bartaas. Carruurta da’doodu tahay 13 … Continue reading TikTok oo barteeda ka baabi’isay cinwaano ka badan todoba Milyan & sababtaka dambeysa